Dhageyso:-Xildhibaan Idiris Dhaqtar Oo Sheegay In Xildhibaanada Qaar Ay Gabeen Howllihii Loo Xilsaaray.

Xildhibaan Idiris Dhaqtar Oo Ka Mid Ah Mudnayaasha Golaha Shacabka Ayaa Baaqashada Kulanka Golahaas Kadib Warbaahinta U Sheegay In Sababaha Uu Kulanka Uu Baaqaday Ay Kamid Tahay , Xildhibaano Badan Oo Kamid Ah Goalaha Ay Manta Ku Mashaquuleen Ka Qayb Galka Xaflad Gaar Ah, Taas Oo Uu Sheegay Inay Muujinayso In Xildhibanadaas Ay Dantooda Gaarka Ah Ay Ka Hormariyeen Danta  Guud.

Xildhibaaankan Oo Sii Hadlayay Ayaa Ku Edeyay In Xildhibanada Qaar Ay Gabeen Howlihii Loo Xilsaaray Islamarkaana Ay Ku Mshquuleen Dano Gaar Ah Iyo Edenta Madaxada Dawladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here