DHAGEYSO:20 Guurada shirkii Carta oo Muqdisho lagu qabtay

Masuuliyiin ka tirsan dowlada Fedraalka Soomaaliya,Safaarada Dowlada Jabuuti ee muqdisho iyo diblomaasiyiin kale ayaa Xalay ka qaybgalay Munaasab lagu xusayay 20 sano guuradii ka soo wareegtay markii horaysay ee burburkii ka dib Soomaaliya dib loogu Yegleelay dowlad aan rasmi ahay.
Wasiirka wasaarada Ciyaaraha ee dowlada Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa faahfaahin ka bixisay dhibaatooyinkii dalku Soo maray iyo dadaaladii ay ku bixisay dowlada Jabuuti iyo dalalka kale ee Caalamkii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here