DHAGEYSO:35 ka mid ah maxaabiista Busia oo uu ku dhacay COVID19

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Busia ee galbeedka dalka ayaa sheegaya in cudurka COVID19 laga helay 35 ka mid ah maxaabiista ku xiran xabsiga Korinda ee dowlad deegaankaas.
Dowladda ismaamulka Busia ayaa sheegtay inay meel gaar ah gaysay dadkan si aynan cudurka ugu gudbin maxaabiista kale

Waxaa sido kale cudurka laga helay 13 ka mid ah shaqaalaha dhisaya dekadda ismaamulka Lamu sida ay mas’uuliyiinta dowlad deegaankaas warbaahinta u xaqiijiyeen

Shacabka Lamu ayaa dhanka kale cabasho ka muujinaya inuunan jirin diyaar garow buuxa oo ku aaddan la tacaalidda coronavirus

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here