DHAGEYSO:7 qof oo lagu xiray Kirinyaga

Saraakiisha ammaanka ee ismaamulka Kirinyaga ayaa lagu soo warramayaa inay gacanta ku dhigeen toddobo qof oo marayay inta u dhaxaysa deegaannada Kutus iyo Kerugoya ee ismaamulkaas.
Guddoomiyaha Dowladda dhexe u qaabilsan Kirinyaga, Jim Njoka ayaa sheegay in dadkan ay ka ambabaxeen Nairobi oo ayna qorsheynayeen inay u safraan Garissa.
Wararka ayaa intaa ku Daraya in shakhsiyaadkan ay ku jireen guri ku yaalla Nairobi oo si Khasab ah loogu karantiilayay ka hor inta aynan baxsan.
Qaar ka mid ah shacabka Kirinyaga ayaa muujiyay dareenkooda arrinkan ku aaddan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here