DHAGEYSO:Aabaha dhalay xildhibaanad Ilhan Omar oo maanta la aasay

Alle ha u naxariistee waxaa gobolka #Minnesota lagu aasay Col.Nuur Cumar Maxamed oo ka mid ahaan jiray #CXDS, isla markaana ahaa aabaha dhalay Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka mid ah Gollaha Congress-ka Maraykanka.
Col.Nuur Cumar Maxamed aya ala sheegay inuu u geriyooday xanuunka COVID-19
Qaar ka mid ah dadkii ka soo qeyb galay aaskiisa ayaa tacsi u diray qoyska xildhibaan ilhan iyo umadda Soomaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here