DHAGEYSO:Aadan Barre Ducaale oo sheegay in shiishadda weli lagu isticmaalo Nairobi

Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka ahna xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in kastoo dowladda ay horay u mamnuucday isticmaalka shiishadda , haddana ay jiraan xaafado ka mid ah magaala madaxda dalka oo dhalinyarada ku nool ay weli adeegsanayaan.
Farxaan Cali Mukhtaar ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo haya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here