DHAGEYSO:Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka soomaaliya oo geeriyoodey

Abaanduulihii hore ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa waxaa uu ku geeriyoodey dalka Canada.
Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa la sheegay in muddooyinkii ugu dambeeysay uu ku xanuunsanayey dalka Canada ugu dambeyna uu geeriyoodey.
Taliska Ciidanka xoogga dalka soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Abbaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka soomaaliya Jenaraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sido kale ka tacsiyadeeyey geerida Abaanduulihii hore ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here