DHAGEYSO:Abaarta ku dhufatay qeybo ka mid ah dalka oo saameysay duurjoogta Garissa

Saameynta ka dhalatay abaarta ku dhufatay qeybo ka mid ah dalka sida deegaanada gobolka waqooyi bari kuma koobno oo keliya nolosha aadanaha iyo xoolaha la dhaqdo balse waxay sido kale taabatay duurjoogta ismaamulka Garissa.
Xassan sheekh Cali oo ah guddoomiyha urur ka shaqeeya daryeelka cidoodka ama xayawaanka duurjoogta ah ee ku nool dowlad deegaanka Garissa ayaa idaacadda star FM faahfaahin ka siiyay saameynta abaarta isagoo bulshada ugu baaqay inay duurjoogta la qeybsadaan kheyraadka gaabadka ah sida biyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here