DHAGEYSO:Abaarta oo hoos u dhac ku keentay nolosha shacabka Dheertu

Waxaa magaalada Dheertu ee ismaamulka Garissa laga dareemaya hoos u dhac dhanka ganacsiga iyo nolosha guud ee shacabka halkaasi ku nool, abaarta saameysay awgeed.
Maxamad Baaruud Xussen oo magaaladaasi socdaal shaqo ku tagay ayaa warbixintan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here