DHAGEYSO:Agaasimaha idaacadda City Fm oo weli xiran

Waxaan weli la soo dayn agaasimaha idaacadda City FM oo dib u howlgashay kaddib in ka badan 8 bilood oo ay u xirnayd maamulka Hirshabeele
Idaacadda ayaa maalmo ka hor dib u billowday howlaheedii kaddib markii loo ogolaaday in ay shaqeeyso
Agaasime ku xigeenka idaacadaas Raage Xasan Cumar oo la hadlay Star FM ayaa sheegay in sabtidii la soo dhaafay la fasaxay idaacadda oo ku taalla Jowhar in kasta oo uu xiran yahay agaasimaheedii

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here