DHAGEYSO:Ahlu-sunna qeybteeda Mandera oo soo dhaweysay amarrada Dowladda dhexe

Culimada Ahlu -sunna wal Jamaaca xafiiskooda magaalada Mandera ayaa sheegay inay tageersan yihiin amarrada ay dowladda soo saartaay ee ku aaddan ka hor tagga faafitaanka cudurka coronaVirus
Maxamad Cabdiqaadir Brem ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here