DHAGEYSO:Amarkii lagu mamnuucay in la galo ama laga soo baxo xeryaha Dadaab oo ay saameyn ka dhalatay

Dumarka danyarta ee xeryaha qaxootiga ee Dadaab

Xayiraadii dhanka socdaalka ee bil ka hor lagu soo rogay xeryaha Qaxootiga ee dadaab si looga hor tago faafitaanka cudurka Covid-19 ayaa saameeyn dhanka nolasha ah ku yelatay dadka qaxootiga gaar ahaan dumarka xeryaha sida uu ku soo warramaya Maxamad Baaruud Xussen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here