DHAGEYSO:Aqalka Sare ee Soomaaliya oo gudi u magacaabay xalinta Khilaafka maamulada iyo dowlada dhexe

Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo guddoomiyay shirka guddiga joogtada ah ee golaha aqalka Sare ayaa sheegay inuu magacaabayo guddiga wada hadalka dowladda dhexe iyo maamulada xubnaha ka ah.
Gudiga Joogtada ah waxay sheegay inay lagama maarmaan tahay in xal laga Gaar khilaafaadka ka dhex jira madaxda Soomaalida maadaama hada dalku marayo Xaalado kala guur ah oo u baahan in go’aanadooda hal meel lagu wada Gaar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here