DHAGEYSO:Aqalka sare ee Soomaaliya oo ku baaqay in la tixgaliyo dadaalada dastuurka ku baxay

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo jeediyay in la tixgaliyo juhdiga iyo dadaalka ay guddiyada dib u eegsita dastuurku soo galiyeen dib u eegista dastuurka iyo waxyaabaha lagu kordhinayay ama laga dhimayay.
Guddoomiye ku xigeenka aqalka Sare ayaa sheegay in waqti badan lagu soo bixiyay arrimaha dib u eegista Dastuurka ayna lagama maarmaan tahay in la isla eego waxkasta oo muhiim ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here