DHAGEYSO:Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ka hadlay heshiiska doorashooyinka laga gaaray

Dr Xasan Imaam oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu Bulshada la wadaagay aragtidiisa ku aadan Qodobbadii kasoo baxay shirkii doorashooyinka iyo magacaabistii ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.
Wuxuu sidoo kale sheegay ilaa dhowr qodob oo qaarna u arko kuwa faa’iido leh kuwo kalena uu u arko inay caqabado badan ka hor imaan karaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here