DHAGEYSO:Arday badan aan ku faraxsaneyn in skuulada ay xirnaadaan

Wasaaradda waxbaarshada dalka ayaa usbuucyo ka hor shaacisay in xarumaha waxbarashada dib loo furi dooni bilawga sanadka 2021-kii.
Arrintaan ayay arday badan iyo waalidiin ku noqotay niyad jab
Waxaa warbixintaan Dadaab inooga soo diray wariyaheen Mohamed Baaruud Xussein.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here