DHAGEYSO:Arday badan oo aan lixaadkooda u dhamaystineyn oo u fadhiisanaya imtixaanka KCPE-da

Diyar garowga imtixanka qaran ee dugsiga hose ee loo yiqaano KCPE yaa laga daremaya magalda Mandera, waxana sanadkan imtixanka ufarisanayo qar ka mid ah ardada aan lixaadkoda dhameystirneen.
Warkan oo faah faahsan waxaa inoo soo diray wakiil wareedka warbaahinta Star Mandera Mohamed Ak Brem

Dhinaca kale maamulaha dugsiga hoose ee Garissa Primary ayaa ka warbixinaya ardayda indhoolaha ah ee ka qeyb galaya imtixaanka KCPE-da

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here