DHAGEYSO:Arday ka soo jeedo dowlad deegaanka Itoobiya oo la sheegay in laga saaray diiwanka tacliinta qaxootiga

Shacabka ka soo jeeda dowlad deegaanka Itoobiya ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa cabasho ka muujiyay ardeydooda oo ay sheegeen in laga saaray diiwaanka waxbarashada ee xeryaha qaxootiga ah kaddib markii horraantii sannadkan ay isku diwaangeliyeen inay dib ugu laabtaan gobolka ay ka soo jeedaan taas oo cabuqa coronavirus dartiis aan hirgalin waxayna hadda codsanayaan in ubadkooda loo fasaxo waxbarashada maadaama ay weli xeryaha jogaan.
Waa kuwan qaar ka mid ah oo warbaahinta Star la hadlay

Xiriir aan la samaynay hayadda qaxootiga adduunka ee UNHCR si ay uga jawaabto cabashada dadkan ayaan noo suuragalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here