DHAGEYSO:Ardayda Deekaanka Dadaab oo ka cabanaya macalimiin la’aan

Ardeyda, waalidiinta iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee deganka dadaab ayaa dowlada ka codsaday in macalimiinta ka tagay iskuulada degankaas ay u soo celiyaan madaama aysan ardeyda degankaas 3 Usbuuc ah aysan cashir qaadan waxaana ka mid ah hadalada ardayda iyo waalidiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here