DHAGEYSO:Ardayda Garissa oo lagula taliyay inay macallimiin noqdaan

Kulan ka dhacay magaalada Garissa ayaa waxa la isugu keenay waalidiinta iyo ardayda wax ka barta dugsiyada Garissa waxaana waalidiinta loogu baaqay in ay carruurtooda ku boorriyaan inay culuunta macallinimada bartaan si xal loogu helo caqabadda gobolka ka jirta .
Maxamad Mooge ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here