DHAGEYSO:Ardayda wax ka barta dugsiyada gobolka waqooyi bari ayaa inta badan marka ay natiijooyinka imtixaanada qaran soo baxaan waxaa ay helaan buundooyin hoose taas oo muddo soo jirtay.

Haddaba waa maxay sababta keenta hoos u dhaca dhanka natiijada
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan ku eegaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here