DHAGEYSO:Awaamiir laga soo saaray nadaafad darada ku sii kordhaysa Islii

Maxamad Ismaaciil oo ku magacdheer Shiine oo ka mid ah mas’uuliyiinta xaafadatan islii ee Nairobi sidoo kalena u ololleeya arrimaha bulshada ayaa idaacadda Star Fm uga warbixiyay kulan ay shalay yeesheen mas’uuliyiiinta xaafadda kaas oo looga hadlyay nadaafadda xaafadda Islii .
Kulkaan ayaa laga soo saaray awaamiir ku socota bulshada iyadoo ay ay xaafadda ku sii badanayaan nadaafad darada .
Shiine ayaa inooga warbixinaya waxyaabihii kulankooda shalay ka soo baxay iyo talaabooyiinka laga qaadi doono dadka wasaqda ku tuura goobaha aan loogu talagalin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here