DHAGEYSO:Ayax saameeyay ismaamulka Embu

Shacabka ku nool ismaamulka Embu ayaa ka cabanayaa saameyn uu u gaystay cayayaanka ayaxa oo qeybo ka mid ah dalka gaaray.
Shacabkan cabanaya ayaa sheegay inaysan awood u lahayn inay saaraan Ayax oo uuna beerahooda saameyn u gaystay.
Waxaa ayna dowladda dalka ka codsadeen inay caawiyaan.

Horay ayay ahayd markii uu ismaamulada Gobolka waqooyi bari Garissa Mandera iyo Wajeer uu saameyn ku reebay Ayaxa.
Cayayaankan ayaa dalka kaga yimid dhinaca Somalia iyo dalka Ethiopia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here