DHAGEYSO:Baabuurlayda Mandera oo cabanaya

Qaar ka mid ah gawaarilayda magaalada mandera ayaa ka cabanaya wada xumo ku haysataa wadooyiinka magaalada qaarkood waxaa ayna dowlada kacodsadeen inay cabashadooda wax kaqabato
Warkan oo dhamaystran waxaa Mandera inooga soo diray wariyaheen Maxmuud Maxamed Sh Lafagri.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here