DHAGEYSO:Baaq la xiriira ganacsiga oo ka soo yeeray Fafi

Waxgaradka deegaanka Faafi ayaa dowlada ugu baaqay inay xayiraadda ka qaado ganacsatada raashinka oo horaan badeecooyinka u iibgeen jiray qeeybaha kale ee dalka,
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here