DHAGEYSO:Banaanbax lagu dalbanayo in la siidaayo wariye xirin oo Muqdisho ka dhacay

Qaar ka mid ah Saxafiyiinta ka howlgala Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxay Halkaas Maanta ka dhigeen Banaanbax ay ku dalbanayeen in xoriyadiisa la siiyo wariye lagu magacaabo maxamed C/wahaab Abuujo oo mudo Bil ka badan xabsiga ku jira.

Dhanka kale Aabaha dhalay wariyaha Xiran ayaa sharacaya xiligii ay soo bilaabatay dhibaatada wiilkiisu la kulmay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here