DHAGEYSO:Banaanbaxyo ka dhacay qaybo ka mid ah gobolka Gedo Soomaaliya

Qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolka Gedo waxaa shalay ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeedo falalka la sheegay in ciidamada Kenya ay kula kaceen shacab soomaaliyeed islamarkaana ay dad ka afduubteen gobolka Gedo qaar kalana ay dileen
Guddoomiyaha degmada Beledxaawo Axmed Barre Sheekh Cabddullaahi ayaa sheegay in ilaa hadda dadkii ay afduubteen ciidamada kenya ay weli gacantooda ku jiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here