DHAGEYSO:Banaaney oo lagu aasay meydka nin maalmo ka hor ay biyo qaadeen

Guddoomiyaha daladda hoggaamiyaasha muslimiinta ee NAMLEF laanteeda Garissa kana mid ah culimada ismaamulkaas Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey oo la soo xiriiray idaacadda Star FM ayaa noo sheegay in ay dhawaan aaseen meydka nin ay maalmo ka hor biyo la tageen oo galinkii dambe ee shalay la helay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here