DHAGEYSO:Bandhig dhaqameed lagu soo gabagabeeyay Guriceel

Bandhig sanadle ah oo lagu maamuuso dhaqanka soomaaliyeed ayaa jaamacadda savana qaybteeda degmada Guriceel lagu soo gabagabeeyey waxaana la soo bandhigay waxyaabo kala duwan oo la xiriira dhaqanka soomaalida.
Cubeyd Xasan Maxamuud ayaa todobaadka dhaqanka ee ay jaamacadda sanadkii saddexaad ku qabatay degmada ka wareystay guddoomiye ku xigeenka guddiga maamulo jaamacadda ee Guriceel Cabdulaahi Macalin Xasan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here