DHAGEYSO:Barakacayaasha gobolka Hiiraan oo cabasho muujiyay

Qaar ka mid ah dadka ku sugan xerooyinka Barakacayaasha ee degmada Beledweyne ee Gobolka xarunta Hiiraan.
Dadkaan danyarta ah eek u nool xareeyonka barakacayaasha gobolka Hiiraan waxay bulshada Soomaaliyeed ka dalbadeen inay garab istaagaan xiligaan oo ay soo socoto bisha barakaysan ee Ramadaanka.

Dhanka kale Masuuliyiinta maamulka hirshabeelle ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal ay ku xirayaan dhamaan Wadooyinka soo gala deegaanada maamulkaasi.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed CabDI Waare oo golihiisa wasiirada kulan deg deg ah isugu yeeray ayaa sheegay inay wadaan qorshaha lagu joojinayo dhamaan isu socodka deegaanada maamulka hirshabeele ay la leeyihiin deegaanada kale ee dalka Soomaaliya iyo dalka Ethopia oo xaduud ay la wadaagaan si looga hortago faafitaanka cudurka Korona oo masuul ka tirsan Hirshabeelle oo dhawaan u geeriyooday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here