DHAGEYSO:Barasaabka Mandera oo xariga ka jaray qalabka lagu baaro Corona Virus

Gudoomiyaha ismaamulka mandera ayaa xariga ka jaray qalabka lagu baaro cudurka Corona Virus oo isbataalka wayn ee magalada mandera la keenay kaasi oo looga maarmidoono isbataalada Nairobi oo markii hore lagu soo baari jiray Cudurka convid-19
Maxamuud Maxamed Sh Lafagari ayaa qodobkaan inoo haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here