DHAGEYSO:BARNAMIJ GAAR AH OO AY MALGALISAY HAY’ADA MSF

barnaamijka waxa looga hadlaay waaxda sare u qaadida caafimadka ee loo yaqaano health promotion, hay’ada MSF.  Waxyabaha ay qabtaan, caqabadaha hor tagaan sida ay ooga gudbaan, Habka ay ula shaqeeyaan bulshada qaybaheeda kala duwan iyo Guulaha la taaban karo ee ay gaareen iyo MSF howlaheeda iyo gobaha ay ka shaqeeyso

waxa maati ku aha Amina Hassan Iyo Ibrahim issack oo labaduba  ka tirsan  MSF

waxa daadihineysay Xamdi Gurey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here