DHAGEYSO:Bas shil ku galay Wajeer

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Wajeer ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in bas ay leedahay shirkadda basaska ee Salmaan uu gadoomay xilli uu saaka ka soo baxay Wajeer kaddib markii uu darawalka lumiyay xakameynta baabuurka.
Darawalka baska iyo mid ka mid ah goobjoogayaasha ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here