DHAGEYSO:Bayaan laga soo saaray masaajidadad xaafadda islii ee Nairobi

Imaamyada masaajidada ku yaala xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ismaamulka Nairobi waxaa ay maqribnimadda xalay bayaan ka soo saareen xaaladda dalka ka taagan ee cudurka CoronaVirus.
Bayaanka ka soo baxay culimadda waxaa warbaahinta u aqriyay Sheikh Mohamed Cabdi Ummal oo ka mid ah Culimadda soomaaliyeed isagoona sheegay in la xiri doonin masaajidada ku yaala Islii isagoona baaq u diray muslimiinta.

Sido kale Sheikh Ummal ayaa ku baaqay in dib loo furo masaajidada la xiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here