DHAGEYSO:Beel degto Mandera oo suldaan cusub yeelatay

Mid ka mid ah beelaha dego ismaamulka Mandera ayaa caleema saartay suldaan cusub oo hoggaamin doono sida uu ku soo warramayo Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here