DHAGEYSO:Beelo ku dagaalamay gobolka Jubada Hoose oo nabad loogu baaqay

Kadib markii deegaan ka tirsan gobolka jubada Hoose ee koonfurta Soomaaliya ay dhawaan dirir ku dhexmartay Labo Maleeshiyo beeleed oo isku deegaanka ayaa masuuliyiinta maamulka Jubaland waxay ka dalbadeen inay colaadaas soo afjaraan.
Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Jubaland cabdi Maxamed C/raxmaan oo warbaahinta la hadlay ayaa maleeshiyaadkaas u soo jeediyay inay colaada joojiyaan maadaama aysan cidna wax ka faa’iidayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here