DHAGEYSO:Beeralayda Hirshabeelle oo Saamayn weyn ka soo gaartay Fatahaada Wabiga

Wasiirka beeraha Maamulka hirshabeelle ayaa sheegay inay Saamayn weyn ka dhalatay Fatahaada Wabiga shabeelle uu deeggaano badan ka Sameeyay isagoo tilmaamay in xitaa aan la isaga Gooshi Karin Magaalooyin badan oo ka mid ah hirshabeelle.
Saamaynta kale ayaa waxaa ka mid ah in dalagii beeraha ay biyuhu qaadaan taasoo dhibaato ku ah nolosha Bulshada beeralayda ah ee ku nool deegaanada maamulka Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here