DHAGEYSO:Beeraleeyda Mandera oo cabanaya

Beeralayda ismaamulka mandera ayaa ka cabanaaya caqabado ka haysta dhanka beeraha waxaa ayna dowlada ka codsadeen inay u keento warshadaha qudaarta si beeralayda ay wax soo saarkooda u kor dhiyaan.
waxaa qodobkan warbixin inooga soo diyaariyay wariyaheen mandera Maxamuud Maxamed Sheikh Lafagari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here