DHAGEYSO:Beeraleeyda shabeelada dhexe oo ka walaacsan dalagooda

Mid ka mid shacabka beeralayda ah ee gobolka shabeelada dhexe ayaa sheegay inay markasta dhibaato kala kulmaan beec xumo dalagooda soo wajahda.
Cumar Ciise oo ka mid beeraleyda Bariiska ee gobolka shabeellada dhexe ayaa sheegay in xiliga uu soo go’o tabacooda Magaalada la keeno raashin mucaawino ah taasoo beec jabis ku rida.
Wuxuu dhanka kale codsaday in tabaca beerahooda laga caawiyo si ay ugu guulaystaan inay waxyaabo badan soo saaraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here