DHAGEYSO:Beledweyne oo ka soo kabanaysa Fatahaadii wabiga shabeelle

Kaddib markii dhawaan boqolaal qoysas ah ay ka barakaceen Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa daadad halkaas Saameeyay awgood ayaa hada waxaa la soo sheegayaa inay dadka qaarkod bilaabeen inay dib ugu Soo laabtaan guryadooda.
Dadka qaarkoo waxay sheegeen inay deegaanka Ceel-jaale oo ay markii hore u barakaceen kala kulmeen nolol adag aysana jirin cid Cawimo gaarsiisay sidoo kalena ay u sii dheereed Biyo la’aan hoy la’aan iyo xaalado kale oo nololeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here