DHAGEYSO:Beledxaawo oo laga hirgeliyay dhowr shirkadood oo ah kuwa sarrifka lacagaha qalaad

Shirkadaha sarrifka lacagaha qalaad sida casriga ah uga ganacsado ayaa ku soo badanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo soomaaliya.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here