DHAGEYSO:Bisha Ramadaan oo maanta billaabatay

Waxaa maanta billaabatay bisha barakeysan ee Ramadaan kaddib markii xalay fiidkii culimada dalka ay xaqiijiyeen in bilashada bisha laga arkay gudaha dalka iyo qaar ka mid ah wadamada caalamka.
Sheekh Maxamad Cabdi Umal ayaa bulshada muslimiinta ah faahfaahin ka siiyay arrinkan isagoo u rajeeyay inay jawi wanaagsan ku soomaan

Qaadhiga guud ee dalka Shariif Axmad Muxdhaar ayaa dhankiisa xalay sheegay in maalinka berri oo sabti ah ay billaabanaysa bisha Ramadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here