DHAGEYSO:Biyo la’aan baahsan oo ka jira gobolka Mudug

Degaan ka tirsan gobolka Mudug ee Bartamaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka jira biyo la’aan Baahsan waxayna shacabka deegaanku dowlada Soomaaliya,Maamulka Galmudug iyo Hay’adahaba ka codsadeen ina biyo lala soo Gaaro oo matoorka loo hagaajiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here