DHAGEYSO:Booliska Kajiado oo qabtay 300 oo kiilogaraam oo ah foolasha maroodiga

Ciidamada ammaanka ee ka howlgalo ismaamulka Kajido ayaa warbaahinta u sheegay inay gacanta ku dhigeen foolasha maroodiga oo dhan 300 oo kiilogaraam.
Waxay intaa ku dareen in eedeysanayaasha falkan lala xiriirinaya ay baxsadeen balse lagu raadjoogo.
Saraakiisha ammaanka ayaa dhanka kale digniin adag u diray cid kasta oo ku lug leh ugaarsiga duurjoogta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here