DHAGEYSO:Booliska maamulka Jubbaland oo xabsiga dhigay tagaasidii ka shaqaynayay Kismaayo

Ciidanka Booliska Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa sheegay inay Xabsiga u taxaabeen dhamaan Gaadiidkii Tagaasida ahaa ee ka shaqaynayay Magaalada Kismaanyo kaddib markii lagu eedeeyay inay ku Xadgudbeen Habraacyada amaanka.
Taliyaha Saldhigga Ciidanka Booliska Magaalada Kismaanyo ayaa Warbaahinta Faahfaahin ka siiyay gaadiidka Tagaasida ah ee Xabsiga ay u taxaabeen iyo waxyaabaha lagu eedaynayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here