DHAGEYSO:Booliska Shabeelada dhexe oo faahfaahiyay howlgalo ay Sameeyeen

Taliyaha Saldhiga Ciidanka Booliska Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka shabeellada dhexe Maxamed Cali Canjeex ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgaladiii ugu danbeeyay ee ay ciidamadu gobolkaas ka fuliyeen.
Taliyaha ayaa sheegay inay si aad ah muqaadaraadka ula dagaalamayaan aysana ogolaanayn waxyaabaha Maanka dooriya ee dhalinyaradu isticmaalaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here