DHAGEYSO:Bukaan danyar ah oo bulshada caawimaad ka codsaday

Cabdinaasir Macallin waa qof danyar ah oo sanado badan qabay xanuunka qallalka ama suuxitaanka.
Istuudiyaha idaacadda ee Nairobi ayuu maanta noogu yimid wuxuuna noo sheegay inuusan haysan qarashaad uu ku iibsado daawada xanuunkan lagula tacaalo.
Cabdisaanir oo u warramay Mowlid Maxamad Shuuriye ayaa sido kale bulshada ka codsaday inay garab ku siiso helidda qutul maalmeedka qoyskiisa oo ku nool Mandera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here