DHAGEYSO:Bukaan qabo cudurka kansarka oo codsanaya in la caawiyo

Qof ku xanuunsan ismaamulka Mandera oo qabo cudurka Kansarka sido kalena aan awoodin inuu iska bixiyo qarashaadka caafimaadka ee lagu daaweyn karo ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsanaya inay caawiyaan sida uu ku soo warramayo Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari.

Waxaa bukaanka lagala xiriiri karaa si loo caawiyo taleefoonka nambarkiisu yahay 0742600435.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here