DHAGEYSO:Bukaan xaaladdiisa caafimaad ay soo bandhigtay Star FM oo la caawiyay

Marjaan Saalim Ciise oo isagoo u baahan in loo sameeyo lug macmal ama gacan ku sameys ah bilooyin ka hor yimid idaacadda Star FM kaddibna bulshada loo bandhigay xaaladiisa caafimaad ayaa u mahadceliyay warbaahinta Star iyo dhammaan dadkii soo caawiyay.
Maanta ayuu noogu yimid stuudiyaha idaacadda ee magaalada Nairobi waxaana wareystay Mowlid Maxamad Shuuriye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here