DHAGEYSO:Bulshada Dhuusamareeb oo sheegay inaysan heysinin maxkmad u shaqeysa

Tan iyo marki loo doortay madaxweynaha dawlad gobaleedka Galmudug Axmed Abdi qoor qoor ayaa waxa aan shaqeyneynin maxkamada Degmada Dhuusamareeb , taas oo fulin jirtay arimaha dacwadaha dhulalka iyo qaar kale
Daahir Yare ayaa qodobkan inoo haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here